Ciidamada dowlada oo maanta oo ciidul fitri ah ka inkaarsaday Shacabka Magaalada Muqdisho

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Maalinta 1aad ee ciidul fidriga, shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadaha caalamka ay u dabaaldegayaan ciida ayaa waxaa weli xiran wadooyinka Muqdisho gaar ahaan kuwa muhiimka ah. Ciidamada amaanka ayaa dib u celinaya Gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo kuwa ay wataan masuuliyiinta dowladda iyo saraakiisha amniga. Boqolaal … Continue reading Ciidamada dowlada oo maanta oo ciidul fitri ah ka inkaarsaday Shacabka Magaalada Muqdisho